Wararka Suuqa kala iibsiga Maanta: Lionel Messi oo Tijaabada Caafimaadka u maraya PSG, Xanta ku aadan, Dzeko, Trippier, iyo Qodobo kale

Ku dhawaada Wararka Suuqa kala iibsiga ee Ciyaaraha maanta oo aad maalin walbo kala socotaan Warbaahinta Ciyaaro.com Weeraryahanka reer Argentina Lionel Messi, oo 34 jir ah, ayaa lagu wadaa inuu maro tijaabada caafimaadka ka hor inta uusan si xor ah ugu biirin Paris St-Germain. (L’Equipe) Messi ayaa lagu wadaa in maalmaha soo socda xaflad gaar ah oo […]
Source: .

Halkaan Riix Wararka Ciyaaraha

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

WARARKII