Wararka Suuqa kala iibsiga Maanta: Liverpool oo ku biirtay Loolanka Robert Lewandowski, Heshiiska Bruno Fernandes oo lagu dhowyahay, iibinta Antonio Rudiger iyo Qodobo kale

Ku soo dhawaada Wararka Suuqa kala iibsiga ee Ciyaaraha maanta oo aad maalin walbo kala socotaan Warbaahinta Ciyaaro.com Liverpool ayaa u soo ifbaxday inay tahay mid ka mid ah meelaha laga yaabo inuu u dhaqaaqo weeraryahanka reer Poland Robert Lewandowski, oo 33 jir ah, kaasoo la filayo inuu xagaaga dambe ka tago kooxda heysata horyaalka Bundesliga ee Bayern […]
Source: .

Halkaan Riix Wararka Ciyaaraha

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

WARARKII