Wararka Suuqa kala iibsiga Maanta: Manchester City oo badashey Qorshihii Harry Kane ee Suuqa, Xaalada Tammy Abraham, Jeremy Doku iyo Qodobo kale

Ku dhawaada Wararka Suuqa kala iibsiga ee Ciyaaraha maanta oo aad maalin walbo kala socotaan Warbaahinta Ciyaaro.com Manchester City ayaa diyaar u ah inay bixiso € 150m (£ 127m) si ay ula soo saxiixato weeraryahanka reer England Harry Kane, oo 28 -jir ah, kana tirsan Tottenham . (thguadian) Everton ayaa ku soo biirtay loolanka loogu jiro saxiixa weeraryahanka Napoli Lorenzo Insigne, oo 30 […]
Source: .

Halkaan Riix Wararka Ciyaaraha

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

WARARKII