Wararka Suuqa kala iibsiga Maanta: Manchester City oo heshiis ku Saabsan Ronaldo la gaartay Juventus. Dalabka Cusub ee Mbappe, iyo Qodobo kale

Ku soo dhawaada Wararka Suuqa kala iibsiga ee Ciyaaraha maanta oo aad maalin walbo kala socotaan Warbaahinta Ciyaaro.com Manchester City ayaa heshiis la gaartay Juventus si ay kooxda u keento weeraryahanka reer Portugal Cristiano Ronaldo oo 36 jir ah. (AS) Juventus ayaa ku dooneysa Ronaldo inta u dhaxeysa 25-30m euros (£ 21-25m), iyadoo la filayo in Cityay u soo bandhigto heshiis labo sano […]
Source: .

Halkaan Riix Wararka Ciyaaraha

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

WARARKII