Wararka Suuqa kala iibsiga Maanta: Manchester United oo Cadeesay Bartilmaameedkeeda ugu Horeeya ee Suuqa, Real Madrid oo heshay Badalka Haaland, Iyo Qodobo kale

Ku soo dhawaada Wararka Suuqa kala iibsiga ee Ciyaaraha maanta oo aad maalin walbo kala socotaan Warbaahinta Ciyaaro.com Paris St-Germain ayaa xiiseyneysa 28 jirka daafaca uga ciyaara Jarmalka Antonio Rudiger, kaasoo qandaraaskiisa Chelsea uu uga harsan yahay wax ka yar hal sano . (Le10Sport) Manchester United ayaa u aqoonsatay xiddiga West Ham ee reer England Declan Rice, oo 22 jir ah bartilmaameedka koowaad ee qadka […]
Source: .

Halkaan Riix Wararka Ciyaaraha

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

WARARKII