Wararka Suuqa kala iibsiga Maanta: Manchester United oo dooneysa Kieran Trippier, Real Madrid oo diyaarineysa Heshiiska Kylian Mbappe, Iyo Qodobo kale

Ku soo dhawaada Wararka Suuqa kala iibsiga ee Ciyaaraha maanta oo aad maalin walbo kala socotaan Warbaahinta Ciyaaro.com Manchester United ayaa wali doonaysa saxeexa xiddiga Atletico Madrid ee Kieran Trippier oo 30 sano jir ah waxayna markale saxeexiisa isku dayi doontaa bisha January.(Mundo Deportivo, via Sun) Real Madrid ayaa diyaarisay toddoba heshiis oo kala duwan oo […]
Source: .

Halkaan Riix Wararka Ciyaaraha 

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

WARARKII