Wararka Suuqa kala iibsiga Maanta: Paul Pogba oo Noqonaya Xidiga ugu Mushaharka Badan Dunida, Chelsea oo ku biirtay Doonista Coman, Xaalada Franck Kessie, Iyo Qodobo kale

Ku soo dhawaada Wararka Suuqa kala iibsiga ee Ciyaaraha maanta oo aad maalin walbo kala socotaan Warbaahinta Ciyaaro.com Iyadoo heshiiska Paul Pogba ee Man United uu dhacayo xagaaga dambe, kooxda ayaa doonaysa inay mushahar £400,000 ah u bandhigto toddobaadkii si ay uga dhigto xiddiga ugu mushaharka badan dunida. (Express) Jesse Lingard iyo Eric Bailly ayaa kamida […]
Source: .

Halkaan Riix Wararka Ciyaaraha

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

WARARKII