Wararka Suuqa kala iibsiga Maanta: Real Madrid oo dalab Cusub ka gudbineysa Kylian Mbappe, Xaalka Harry Kane, Sheekada Odegaard, iyo Qodobo kale

Ku dhawaada Wararka Suuqa kala iibsiga ee Ciyaaraha maanta oo aad maalin walbo kala socotaan Warbaahinta Ciyaaro.com Tottenham ayaa diyaar u ah inay u dhaqaaqdo 24-jirka daafaca uga ciyaara Villarreal ee Pau Torres, kaasoo lagu qiimeeyay 55 milyan oo ginni, waxaana sidoo kale xiiseenaya kooxaha Manchester City, Liverpool iyo Manchester United. (thetimes) Spurs ayaa sidoo kale wadahadalo kula jirta Fiorentina oo ku saabsan heshiiska daafaca […]
Source: .

Halkaan Riix Wararka Ciyaaraha

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

WARARKII