Wararka Suuqa Maanta: Franck Kessie oo ku biiraya Manchester United, Andreas Christensen oo heshiis u kordhinaya Chelsea, Xaalada Pogba iyo Qodobo kale

Ku soo dhawaada Wararka Suuqa kala iibsiga ee Ciyaaraha maanta oo aad maalin walbo kala socotaan Warbaahinta Ciyaaro.com Manchester United ayaa u aqoonsatay ciyaaryahanka khadka dhexe ee AC Milan Franck Kessie, oo 24 jir ah, inuu yahay bedelka macquulka ah ee 28 jirka reer France Paul Pogba, kaasoo qandaraaskiisa Old Trafford uu dhacayo 2022. (Mundo Deportivo) Ninka ay isku dhalashada yihiin […]
Source: .

Halkaan Riix Wararka Ciyaaraha

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

WARARKII