Wararka Suuqa Maanta: Liverpool oo u dhaqaaqeysa Jarrod Bowen, Ousmane Dembele oo Xiriir ka haley Man United, Sheekada Federico Chiesa iyo Qodobo kale

Ku soo dhawaada Wararka Suuqa kala iibsiga ee Ciyaaraha Caawa oo aad Habeen walbo kala socotaan Warbaahinta Ciyaaro.com Liverpool ayaa weli u dhaqaaqi karta 24 jirka weerarka uga ciyaara West Ham Jarrod Bowen. Waxaa lala xiriiriyay inay gudbineyso dalab dhan £ 20m. (Liverpool Echo) Borussia Dortmund ayaa u dhaqaaqi karta 23-jirka garabka uga ciyaara Juventus iyo Talyaaniga Federico Chiesa, haddii kooxda Bundesliga ka dhisan ay […]
Source: .

Halkaan Riix Wararka Ciyaaraha

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

WARARKII