Wararka Suuqa Maanta: Manchester United oo ka hartay Declan Rice, Arsenal oo Dalab ka gudbineysa Marco Asensio, Antonio Rudiger oo ka tagaya Chelsea, iyo Qodobo kale

Ku soo dhawaada Wararka Suuqa kala iibsiga ee Ciyaaraha Caawa oo aad Habeen walbo kala socotaan Warbaahinta Ciyaaro.com Manchester United ayaa raadineysa beddelka 22-jirka qadka dhexe ee reer England Declan Rice, United ayaa Xidigan lagu qiimeeyo £ 80-90m ka raadineysa West Ham . (ESPN) Antonio Rudiger ayaa todobaadkii qaadan kara £ 400,000 haddii uu ka tago […]
Source: .

Halkaan Riix Wararka Ciyaaraha

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

WARARKII