Wararka Suuqa Maanta: Wakiilka Haaland oo la kulmaya Manchester City, Heshiiska Phil Foden, Xaalada Pogba iyo Qodobo kale

Ku soo dhawaada Wararka Suuqa kala iibsiga ee Ciyaaraha Caawa oo aad Habeen walbo kala socotaan Warbaahinta Ciyaaro.com Wakiilka Erling Braut Haaland Mino Raiola ayaa la filayaa inuu wadahadalo la yeesho Manchester City bisha Janaayo si uu xagaaga ugu dhaqaaqo 21 jirka Borussia Dortmund iyo weeraryahanka Norway. (Thetimes) Weeraryahanka reer England Raheem Sterling, oo 26 jir ah, ayaa doonaya inuu hubiyo […]
Source: .

Halkaan Riix Wararka Ciyaaraha

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

WARARKII