WARBIXIN: 5 Meel Oo Ay Ku Kala Badin karaan Chelsea & Leicester City Final-ka FA Cup-ka Maanta.

Kooxaha chelsea iyo Leicester City ayaa isaga hor iman doona Final-ka FA Cup-ka maanta oo sabti ah. Kadib markii ay soo kala garaaceen kooxaha Man City iyo Southampton Thomas Tuchel iyo Bredan Rodgers ayaa isku arki doona kuna dagaalami doona koobkoodii ugu horeeyay ee kooxohooda haatan. Labada kooxood ayaa sidoo kale tartan ugu jira ku […]
Source: .

Halkaan Riix Wararka Ciyaaraha

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

WARARKII