WARBIXIN: 5 Sabab Oo Ay Man City Markii Ugu Horaysay Ee Taariikhdeeda Ugu Guulaysan Doonto Champions League Xilli Ciyaareedkan.

Manchester City ayaa gaartay finalka Champions League markii ugu horeysay ka dib markii ay wadar ahaan 4-1 ku garaacday kooxda reer France ee Paris St Germain. Kooxda Pep Guardiola ayaa tartanka champions League looga reebay Quarter-Final-ka 3-dii sano ee ugu dambaysay laakiin waxa ay xilli ciyaareedkan gaadhay Final-ka tartanka. Hadaba waxa aan warbixintan ku soo […]
Source: .

Halkaan Riix Wararka Ciyaaraha

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

WARARKII