WARBIXIN: 7-Sabab Oo Xaqiijinaya In Barcelona Ay Ugu Cad-Cadahay Ku Guulaysiga Champion-ka , Nasra Kiin Hashi Ayaa Soo Koobeysa

0
37
powered by Surfing Waves

Barcelona ayaa gaadhay 8 dhamaadka champions League kadib markii ay guusha weyn ka gaadhay kooxda Lyon kulan ay ku badisay 5/1,  Shan kulan oo kaliya ayaana kooxda Barcelona ka xiga ku guulaysiga tartanka champions League xilli ciyaareedkan.

Hadaba warbixntaan waxaan ku eegeynaa 5 sababood oo ay Barcelona u tahay kooxda ugu cad-cad ku guulaysiga champions League, Wariye Nasra Kin Hashi ayaa soo jeedineysa ,  Halkaan LaacibTv Tube Ka Daawo 

Source: laacib

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here