WARBIXIN: Fursadaha Liverpool, Chelsea & Leicester City ee U Soo Bixista Champions League Xilli Ciyaareedka Dambe.

Guushii ay Liverpool ka gaadhay kooxda West Brom ayaa dabka ku sii shiday tartanka loogu jiro boosaska champions league xilli ciyaareedka dambe iyada oo kooxaha Liverpool, Leicester City & chelsea u dagaalamayaan booskooda champions league xilli ciyaareedka dambe. Saddexda kulan ayay u hadhay min 2 kulan dhamaadka xilli ciyaareedkan waxana lagu kala bixi karaa labada […]
Source: .

Halkaan Riix Wararka Ciyaaraha 

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

WARARKII