WARBIXIN: Kooxaha Premier League Oo Ugu Cad-Cad In Ay Isugu Yimaadaan Final-da Tartamada Yurub Xilli Ciyaareedkan.

Kooxaha premier Leageu ayaa talaabo u qaaday in ay dhamaantood isugu yimaadaan Final-dada tartamada yurub ee xilli ciyaareedkan kadib kulamadii lugta 1-aad ee la ciyaaray Semi-final-ka. Champions League kooxaha chelsea iyo Man City ayaa talaabo u qaaday in ay iska xaadiriyaan Final-ka sidii sanadkii 2019 markii ay laba kooxood isaga hor yimaadeen final-ka champions League. […]
Source: laacib

Halkaan Riix Wararka Ciyaaraha

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

WARARKII