WARBIXIN: Messi & Ramos Oo Hogaaminaya Xiddigo Bilaa Koox Noqon Doonta Maanta

Maanta si Rasmi ah u furmaya suuqa kala iibsiga xagaaga waxana jira xiddigo badan oo bilaa koox noqon doona iyada oo heshiisyadoodu dhici doonaan kana tagi doonaan kooxohooda. Waxa Jira xiddigo badan oo magac ku leh kuwaas oo raadin doona kooxo cusub oo ay qaab bilaash ah iyaga oo aan wax lacag ah laga bixin […]
Source: .

Halkaan Riix Wararka Ciyaaraha

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

WARARKII