WARBIXIN: Qorshaha Barcelona Ee Suuqa Xagaaga Oo La Ogaaday & 5-ta Saxiix Ee Ay Ka Shaqaynayso.

Kooxda Barcelona ayaa ku jirta xaalad adag oo dhanka dhaqaalaha ah laakiin waxa ay taageerayaasha kooxdu sugayaan in la xoojiyo kooxda si ay xilli ciyaareedka dambe ugu tartamaan koobab. Joan Laprta ayaa balan qaaday in uu dhisi doono mashruuc xiiso leh oo uu hogaaminayo Lionel Messi oo heshiiskiisu dhici doono xagaagan. Si uu xiddiga reer […]
Source: .

Halkaan Riix Wararka Ciyaaraha 

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

WARARKII