WARBIXIN: Saxiixyada Ugu Waaweyn Ee La Dhamaystiray Ama Ku Dhaw In La Dhamaystiro Ilaa Haatan Ka Hor Furitaanka Suuqa Xagaaga.

Xilli ciyaareedka 2020/2021 ayaan wali si Rasmi ah u xidhimin laakiin waxa haatanba la dhamaystiray saxiixyo ama lagu dhawyahay in la dhamaystiro ka hor suuqa kala iibsiga xagaaga ee dhamaadka xilli ciyaareedka. Saxiixyada ayaa haatanba ah kuwo la dhamaystiray oo aan wali lagu dhawaaqin iyo saxiixyo la dhamaystiray laakiin haatanba lagu dhawaaqay oo la shaaciyay. […]
Source: .

Halkaan Riix Wararka Ciyaaraha

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

WARARKII