Wargayska Daily Mail Oo Soo Xushay Shaxda Ugu Fiican Wareea Group-yada Tartanka Euro 2020.

Waxa dhamaaday kulamadii wareega Group-yada tartanka Euro 2020 iyada oo ay 8 kooxood boorsooyinkooda ka qaateen tartanka xilli ay 16 kooxood isku diyarinayaan in ay ku dagalamaan wareega 8 dhamaadka tartanka. Xulalka Italy, Netherland iyo Belguim ayaa ah kooxaha ugu fiican iyaga oo dhamaantood wada badiyay kulamadii wareega Group-yada tartanka Euro 2020 si xarago leh-na […]
Source: .

Halkaan Riix Wararka Ciyaaraha 

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

WARARKII