Waxaa Gubanaya Garoonka Mid kamid ah Kooxaha ugu Weyn Premier League

Dab ayaa ka kacay garoonka Tottenham Hotspur subaxnimadii khamiista, taasoo ku qasabtay kooxda inay 300 oo qof ka daadgureyso gudaha Garoonka. Ciidanka Dab -demiska London ayaa loogu yeedhay abbaare 10kii subaxnimo garoonka Spurs ee ku yaal Wadada Sare, oo loo adeegsaday xarun tallaalka coronavirus xagaagii.  mudo saacad ah ayay ku qaadatay qeybta dab damiska in ay damiyaan dabka waxana dhibaato […]
Source: .

Halkaan Riix Wararka Ciyaaraha

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

WARARKII