“Waxaan U Rajaynayaa Walaalkay Inuu U Dhaqaaqo Barcelona”

Matthias Pogba, oo ah walaalka xiddiga Manchester United Paul Pogba, ayaa ka hadlay mustaqbalka walaalkiis iyo suurtagalnimada uu ugu biirayo Barcelona xilli ciyaareedka soo socda. Madaxweynaha Barcelona Juan Laporta ayaa durbaba bilaabay inuu u dhaqaaqo sidii uu u dhisi lahaa kooxdiisa xilli ciyaareedka cusub isaga oo haatanba heshiis la gaadhay xiddiga Manchester City Sergio Aguero, […]
Source: .

Halkaan Riix Wararka Ciyaaraha

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

WARARKII