Wayne Rooney oo ka hadlay imaatinka Cristiano Ronaldo iyo waxa laga Filayo Kooxda Manchester United

Wayne Rooney ayaa sheegay in Ole Gunnar Solskjaer uusan awoodin inuu xilli ciyaareed kale oo koob la’an ah ay ku dhacdo Manchester United ka dib markii uu Cristiano Ronaldo ku soo laabtay Old Trafford. 36 jirkaan ayaa dhameystiray ku biiritaankiisa United ee Juventus dhamaadka isbuucaan ka dib markii uu tijaabada caafimaadka ku maray Lisbon waxaana […]
Source: .

Halkaan Riix Wararka Ciyaaraha 

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

WARARKII