Weeraryahanka Inter Milan Lukaku oo ka gudbay qeybtii hore ee tijaabada caafimaadka Chelsea, ( Dail mail)

Facebook Twitter Pinterest WhatsApp Weeraryahanka kooxda Inter Milan Romelu Lukaku ayaa ka gudbay qeybtii hore ee tijaabada caafimaadka Chelsea. The Daily Mail ayaa sheegeysa in Lukaku uu dhameystirtay qaybta hore ee caafimaadka si uu ugu soo laabto Chelsea oo hada ku sii dhawaaneysa helitaanka xidigan. Weeraryahanka reer Belguim ayaa la duubay isagoo ka tagaya rugta caafimaadka Columbus ee Milan galabnimadii Isniinta […]
Source: .

Halkaan Riix Wararka Ciyaaraha

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

WARARKII