West Ham Oo Qaaday Arin Dabka Ku Shiday Wararka Liverpool La Xidhiidhinaya Jarrod Bowen

Xiddiga Liverpool bartilmaameedka u ah ee Jarrod Bowen ayaa laga reebay xiddigaha West Ham maanta uga qayb qaadan doona kulanka Brentford ee isku diyaarinta xilli ciyaareedka cusub. Xiddiga reer England ayaa lagu qiimeeyaa 27 milyan o euro waxana uu ciyaaray 4 ka mid ah 5-tii kulan ee saaxiibtinimo ee ay ciyaartay West Ham ilaa haatan. […]
Source: .

Halkaan Riix Wararka Ciyaaraha 

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

WARARKII