Whatiga Ay Man United Dhamaystiri Doonto Saxiixa Raphael Varane Oo La Ogaaday.

Kooxda Man United ayaa lagu soo waramayaa in ay saxiixa Raphael Varane dhamaystiri doonto todobaadka dambe kadib markii ay wadahalada u dhexeeya labada kooxood horumar sameeyeen maanta oo Axad ah sida ay sheegayaan wararka ka imanaya France. Varane ayaa noqon doona saxiixii 2-aad ee weynaa ee ay Man United samayso suuqa xagaagan kadib markii ay […]
Source: .

Halkaan Riix Wararka Ciyaaraha

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

WARARKII