Wijnaldum: gabi ahaanba kuma faraxsani Kooxda PSG

Georginio Wijnaldum ayaa qirtay inuusan “gebi ahaanba ku faraxsanayn” kooxda Paris Saint-Germain ka dib markii uu aad ugu adkaaday nolosha Faransiiska. PSG ayaa si xor ah kula soo saxiixatay Wijnaldum xagaagii kadib markii uu ka tagay Liverpool. Xiddiga reer Holland ayaa door muhiim ah ka qaatay  Reds Champions League iyo Premier League intii uu Jurgen […]
Source: .

Halkaan Riix Wararka Ciyaaraha

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

WARARKII