Willian Oo Go’aan Ka Gaadhay Mustaqbalkiisa Arsenal.

Willian ayaa lagu soo waramayaa inuu doonayo inuu ka tago Arsenal dhamaadka xilli ciyaareedkaan, inkastoo uu heysto labo sano oo heshiiskiisa kooxda ah. Xiddiga reer Brazil ayaa qaab xor ah ugu soo biiray Arsenal xagaagii hore markaas oo uu kaga soo biiray chelsea laakiin waxa uu ku dhibaatooday in uu qaab ciyaareed fiican soo bandhigo. […]
Source: .

Halkaan Riix Wararka Ciyaaraha

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

WARARKII