Wixii Ka Soo Baxay Kulankii Madaxweynaha Barcelona & Wakiilka Lionel Messi Oo La Ogaaday.

Mustaqbalka Lionel Messi ayaa u muuqda mid talaabo u qaaday in uu xiddigu sii joogo kooxda kadib markii ay kooxdu wadahadalo la furtay wakiilka xiddiga ahana aamihiis. Heshiiska xiddiga 32 jirka ah ayaa dhici doona dhamaadka xilli ciyaareedkan mana jirto wax heshiis cusub oo haatan jira taas oo keentay in ay soo baxaan warar sheegaya […]
Source: laacib

Halkaan Riix Wararka Ciyaaraha

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

WARARKII