Xaqiiqada Wararka Sheegaya In Ay Arsenal Ku Dhawdahay Saxiixa Ben White Oo La Ogaaday.

Wararka sheegaya in ay Arsenal ku dhawdahay saxiixa daafaca dhexe ee Ben White ayaa lagu tilmaamay in ay been yihiin sida laga soo xigtay ilo wareedyo ku dhaw kooxda Brighton. Xiddiga 23 jirka ah ee Ben White ayaa labadii sano ee ugu dambeeyay noqday xiddiga ugu fiican kooxda Brighton isaga oo looga yeedhay waajibaadka xulka […]
Source: .

Halkaan Riix Wararka Ciyaaraha†

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

WARARKII