Xaqiiqooyinka Cusub ee laga diiwaangeliyay Guuldaradii Manchester United kasoo gaartay Leicester City

Kooxda Leicester City ayaa Garoonkeeda King Power Stadium ku Ceebeesatay Manchester United Kulan ka Tirsan Horyaalka Premier league oo ku soo dhamaaday 4-2. Kulanka Kadib waxaa jiray Xaqiiqooyin laga Diiwaangaliyay Ciyaarta ee U dhaxeeya Labada Kooxood. Xaqiiqooyinka Cusub Leicester ayaa badisay seddex kulan oo xiriir ah oo ay la ciyaartay Manchester United tartamada oo dhan […]
Source: .

Halkaan Riix Wararka Ciyaaraha

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

WARARKII