Xaqiiqooyinka Laga Diwaan Galiyay Kulankii Ay Liverpool Guusha Wakhtiga Dambe Ka Gaadhay West Brom.

Kooxda Liverpool ayaa guul soo laabasho leh ka gaadhay kooxda West Brom kulan ka tirsanaa premier League kaas oo ay si weyn ugu dhibaatoodeen dhanka goolka hortiisa. Goolal ay dhaliyeen Mohamed Salah iyo Alisson Becker ayaa Liverpool ka caawiyay in ay gaadho guul muhiim u ah rajadooda u soo bixista champions League xilli ciyaareedka dambe. […]
Source: .

Halkaan Riix Wararka Ciyaaraha

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

WARARKII