Xaqiiqooyinka Laga Diwaan Galiyay Kulankii Chelsea Lagu Garaacay Koobka FA Cup-ka.

Kooxda Leicester City ayaa chelsea ku garaacday koobka FA Cup-ka kulan xiiso gaar ah lahaa kana dhacay garoonka Wembley. Gool uu dhaliyay xiddiga Youri Tielamans ayaa Liecester City kaga filnaaday in ay kooxdu ku guulaysto koobka FA Cup-ka markii ugu horeeyay taariikhddooda. 1.Xiddiga Youri Tielemans ayaa noqday xiddigii ugu horeeyay ee Leicester City ah ee […]
Source: .

Halkaan Riix Wararka Ciyaaraha 

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

WARARKII