XASAASI: Arsenal Oo Sassoulo Kala Heshiisay Saxiixa Manuel Locatelli Laakiin Hal Dhib Ayaa Jirta.

Kooxda Arsenal ayaa lagu soo waramayaa in ay kooxda Sassoulo Kala Heshiisay saxiixa xiddiga khadka dhexe ee Manuel Locatelli Kadib markii ay miiska saartay dalab Lacageed oo dhan 38 milyan oo euro laakiin xiddiga ayaa sugaya in uu ku biiro kooxda Juventus Sida ay sheegayaan wararku. Mikel Arteta ayaa saxiixa xiddig khadka dhexe ah ka […]
Source: .

Halkaan Riix Wararka Ciyaaraha

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

WARARKII