XASAASI: Barcelona Oo Durba Bilowday Iibinta Maaliyada Xiddig Lala Xidhiidhinayo Inkasta Oo Ayna Dhamaystirin Saxiixiisa.

Kooxda Barcelona ayaa u muuqata mid ku dhaw saxiixa xiddiga Memphis Depay kaas oo muddo dheer lala xidhiidhinayay saxiixiisa. Depay ayaa xor uga tagi doona kooxdiisa Lyon dhamaadka bishan waxana lala xidhiidhinayaa kooxda Barcelona kuwaas oo doonaya saxiixa xiddiga reer Holland. Laakiin kooxda Barcelona ayaa si khaldan u suuqa u dhigtay maaliyada Memphis Depay inkasta […]
Source: .

Halkaan Riix Wararka Ciyaaraha 

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

WARARKII