XASAASI: Barcelona Oo Liverpool U Soo Bandhigtay Saxiixa Philippe Coutinho

Kooxda Barcelona ayaa lagu soo waramayaa in ay Liverpool u soo bandhigtay saxiixa xiddiga Philippe Coutinho sida ay sheegayaan warar lama filaan ah oo soo baxay. Philippe Coutinho ayaa ka tagay Liverpool suuqii January 2018 isaga oo ku biiray Barcelona laakiin waxa uu ku dhibaatooday in uu qaab ciyaareed fiican soo bandhigo. Barcelona ayaa si […]
Source: .

Halkaan Riix Wararka Ciyaaraha†

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

WARARKII