XASAASI: Ganaaxa Ay UEFA Dusha Ka Saartay Barcelona Oo La Ogaaday

Wargayska Mundo Deportivo ayaa shaaca ka qaaday in xidhiidhka kubada cagta yurub ee UEFA ay Barcelona dusha ka saari doonto ganaaxyo adag kana mamnuuci doonto ka qayb galka tartanka champions league muddo hal sano ah maadama ay Barcelona ka mid ahayd kooxihii aas-aasay tartanka European Super League. Kooxda Barcelona ayaa ka mid ahayd 12 kooxood […]
Source: .

Halkaan Riix Wararka Ciyaaraha

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

WARARKII