XASAASI: James Rodriguez Oo Mar Kale Ku Laabanaya Real Madrid

Tv Laga leeyahay Dalka Colombia ayaa shaaca ka qaaday in xiddiga khadka dhexe ee kooxda Everton ee James Rodriguez dib ugu laaban karo kooxda Real Madrid Inta lagu jiro suuqa xagaaga. James ayaa ka tagay Real Madrid xagaagii 2020, wuxuuna u dhaqaaqay Everton isaga oo ugu biiray heshiis 2 sano ah iyada oo kula biiray […]
Source: .

Halkaan Riix Wararka Ciyaaraha

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

WARARKII