XASAASI: Juventus Oo Loo Dhaadhicin Karo Horyaalka Serie B, Sabab.

Xidhiidhka Serie A-da ayaa lagu soo waramayaa in ay Juventus u sheegtay in loo dhaadhicin doono Horyaalka heerka 2-aad ee Serie B-da hadii ay ka bixi waydo tartanka European Super League. Kooxda Juventus ayaa ka mid ahayd kooxo badan oo aas-aasay tartanka European Super League kaas oo muran badan ka dhaliyaya kubada cagta todobaadyadii la […]
Source: .

Halkaan Riix Wararka Ciyaaraha

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

WARARKII