XASAASI: Koox Weyn Oo Reer Yurub Ah Oo Wadnaha Goysay Barcelona, Lionel Messi Ayay Dalab Rasmi Ah Miiska U Saartay.

Kooxda Paris Saint-Germain ayaa lagu soo waramayaa in ay xiddiga Lionel Messi miiska u saartay dalab Rasmi ah xilli uu shaki weyn ku jiro mustaqbalkiisa kooxda Barcelona. Xiddiga 6-da jeer ku guulaystay abaalmarinta Ballon d’Or ayaa bilaa koox ah kadib markii uu dhacay heshiiskiisa Barcelona laakiin koxoda reer Catalan ayaa wali ku kalsoon in ay […]
Source: .

Halkaan Riix Wararka Ciyaaraha

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

WARARKII