XASAASI: Kylian Mbappé Oo Warqada Bixitaanka U Gudbiyay PSG, Heegana Galiyay Kooxaha Waaweyn Ee Reer Yurub.

Xilli uu Kylian Mbappé diidanyahay in uu mustaqbalkiisa kaga hadlo waajibaadka xulka qarankiisa France waxa boggaga hore ee wargaysyada dalka France lagu daabacayaa mustaqbalkiisa. Kylian Mbappé ayaan wali wax heshiis cusub ah ogolaan waxana uu heshiiskiisa haatan dhacayaa xagaaga 2022, Kooxda PSG ayaana ku rajo weyn in ay xiddiga hesho xagaagan ama xagaagan dambe kuna […]
Source: .

Halkaan Riix Wararka Ciyaaraha

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

WARARKII