XASAASI: Liverpool Oo Ogolaatay Saxiixa Paul Pogba Laakiin Hal Shardi Ku Xidhay.

Kooxda Liverpool ayaa loo soo bandhigay fursad ay Paul Pogba ugala soo wareegi karto Manchester United xagaagan, sida ay sheegayaan wararka ka imanaya France. Xiddiga reer France ayuu hal sano ka dhimanyahay heshiiskiisa kooxda Man United walina ma ogolaan in uu heshiis cusub u saxiixo kooxda Man United. Kooxda Man United ayaa haatan ku qasban […]
Source: .

Halkaan Riix Wararka Ciyaaraha

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

WARARKII