XASAASI: Man United Oo Wajahaysa In Dhibaco Laga Jaro premeir League, Sabab.

Kooxda Man United ayaa dhibco laga jari karaa maadama premeir League iyo sharciga FA-gu dhigeen in dhibco laga jaro kooxda ay taageerayaasheedu sababta u noqdaan in kulan la baajiyo. Red Devils ayaa la ciyaari lahayd Liverpool Axadii 6:30 Wakhtiga Somaliya laakiin waxa la baajiyay kulankaas sabab la xidhiidha mudaharaadyo ka dhacay Old Trafford iyo taageerayaal […]
Source: .

Halkaan Riix Wararka Ciyaaraha 

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

WARARKII