XASAASI: Milkiilayaasha Arsenal Oo Suuqa Dhigay Kooxda Kadib Cadaadis Uga Yimid Taageerayaasha.

Milkiilaha Arsenal ee Stan Kroenke ayaa lagu soo waramayaa in uu Arsenal suuqa dhigay inkasta oo uu wiilkiisa Josh Kroenke xaqiijiyeen inaysan diyaar u aheyn inay aqbalaan dalabyada u imanaya kooxda sida ay sheegayaan wararku. Milkiilayaasha Gunners KSE ayaa si weyn dhaleecayn ugala kulmay taageerayaasha Kooxda Arsenal kadib markii ay ay ku biireen tartanka European […]
Source: .

Halkaan Riix Wararka Ciyaaraha

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

WARARKII