XASAASI: Qorshaha Liverpool Ee Saxiixa Kylian Mbappe Oo La Ogaaday, Maxay Damacsanyihiin.

Waxa isa soo taraya warar sheegaya in ay kooxda Liverpool xiiso dhab ah u qabto saxiixa xiddiga weerarka uga ciyaara kooxda PSG ee Kylian Mbappe sida ay sheegayaan wararku. Heshiiska Mbappe ee kooxda PSG ayaa dhici doona xagaaga 2022 ilaa haatana heshiis cusub lama gaadhin kooxda reer France ee PSG. Sida laga soo xigtay shabakada […]
Source: .

Halkaan Riix Wararka Ciyaaraha†

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

WARARKII