XASAASI: Sergio Ramos Oo La Midoobi Kara Jose Mourinho

Wararka ka imanaya dalka Italy ayaa qarxiyay lama filaan weyn kadib markii ay soo bexeen warar sheegaya in uu tababaraha kooxda Roma ee Jose Mourinho ka fikirayo in uu la saxiixdo xiddiga Sergio Ramos. Sergio Ramos ayaa isaga tagay kooxda Real Madrid kadib 16 sano oo uu joogay kooxda Los Blancos kadib markii uu heshiis […]
Source: .

Halkaan Riix Wararka Ciyaaraha 

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

WARARKII