XASAASI: UEFA Oo Shaacisay Ganaaxyada 9 Kooxood Oo Ka Mid Ah Kooxihii Ku Midoobay European Super League

Xidhiidhka kubada cagta qaarada yurub ee UEFA ayaa shaacisay in ay ciqaab dusha ka saartay 9 ka mid ah 12-kii kooxood ee aas-aasay tartanka European Super League. Kooxaha Real madrid, Barcelona, Atletico Madrid, Juventus, Ac Milan, Inter Milan, Man United,Man City, Arsenal, Tottenham iyo chelsea ayaa ka mid ah kooxihii aas-aasay tartankii muranka badan dhaliyay […]
Source: .

Halkaan Riix Wararka Ciyaaraha 

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

WARARKII