XASAASI: Xiddig Muhiim U Ah Xulka England Oo Seegay Tababarka Ka Hor Final-ka Euro 2020

Phil Foden ayaa seegay tababarkii ugu dambeeyay ee England ka hor finalka Euro 2020 ee ay la ciyaarayaan Italy fiidnimadii Axada. Xiddigaha Gareth Southgate ayaa diyaar garowgoodii ugu dambeeyay ku sameeyay garoonka St George’s Park subaxnimadii sabtida ka hor kulankooda Wembley. Laakiin Foden, oo laba kulan ku bilowday kulamada xulka qarankiisa England ee tartanka ayaa […]
Source: .

Halkaan Riix Wararka Ciyaaraha

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

WARARKII