XASAASI: Xidhiidhka La Liga Oo Barcelona Ka Hor Istaagi Kara In Ay Heshiis Cusub Ka Saxiixato Lionel Messi.

Madaxweynaha Barcelona Joan Laporta ayaa lagu wadaa inuu kulan la qaato madaxweynaha La Liga Javier Tebas saaka isagoo doonaya inuu xal ka gaaro heshiis kordhinta Lionel Messi sida ay sheegayaan wararka ka imanaya Spain. Xiddiga reer Argentine ayaa haatan ah xiddig xor ah kadib markii uu heshiiskiisa Barcelona dhacay 30 bishii La soo dhaafay laakiin […]
Source: .

Halkaan Riix Wararka Ciyaaraha

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

WARARKII